Booliis Waardiyeenaya Musqulaha dalka Turmenistan iyo Sabab layaab leh oo keentay

Ciidamo katirsan booliiska dalka Turmenistan ayaa loo xil saaray in waardiye ka noqdaan musqulaha dadka shacabka ah ay adeegsadaan iyo sidoo kale goobaha lagu daadiyo qashinka. Dowlada Turmenistan ayaa shacabka dalkaasi ku qasabtay in ay iibsadaan Wargeysyada dowlada, waxa ayna shacabka oon badankood jecleysan in ay iibsadaan Wargeysyadaasi bilaabeen in Wargeysyada marka ay soo iibsadaan kadib isaga … Continue reading Booliis Waardiyeenaya Musqulaha dalka Turmenistan iyo Sabab layaab leh oo keentay